iBet uBet web content aggregator. Adding the entire web to your favor.
iBet uBet web content aggregator. Adding the entire web to your favor.



Link to original content: https://so.wikipedia.org/wiki/Xaj
Xaj - Wikipedia Jump to content

Xaj

Ka Wikipedia

Xajka waa camal cibaado ah ay muslimiinta sameeyaan, wuxuuna ka mid yahay shanta tiir ee islaamka [1] Qofkastoo muslim ah waxaa waajib ku ah inuu mar guto xajka cimrigiisa oo dhan [2] qofkaa dhaqaalo u heynin ama dhinac laga heesto, qasab ku ma ahan inuu xajiyo. Xajka sanad kasto waxaa guto dad ka badan 2 miliyan oo qof oo daafaha aduunka ka kala yimaado.

Acmaasha la qabto xajka inta lagu jiro waxaa ka mid ah dawaaf oo kacbada lagu wareego 7 jeer, orodka safa iyo marwa dhexdooda 7 jeer la dhax ordo iyo in la istaago banka carafo.

Wuxuu Nabiga scw yiri "Qofkii xajiya oona xumaan iyo faasuqnimo ku dhax sameyn wuxuu u laabanaa sidii maalinkii hooyadii dhashay" [3].

sawir muujinaaya dad badan oo gudanaya acmaasha xajka

Taariikda

Acmaasha xajka

Fadliga xajka

Xigasho

  1. https://imuslimguide.com/so/node/122
  2. الحكمة من تشريع الحج مرة واحدة في العمر الإسلام سؤال وجواب، تاريخ الوصول 28 سبتمبر 2009 Template:استشهاد ويب Template:استشهاد ويب
  3. Bukhaari iyo muslim ayaa wariyeen