iBet uBet web content aggregator. Adding the entire web to your favor.
iBet uBet web content aggregator. Adding the entire web to your favor.



Link to original content: https://so.wikipedia.org/wiki/Sheybaar
Sheybaar - Wikipedia Jump to content

Sheybaar

Ka Wikipedia
File:Optical microscope nikon alphaphot +.jpg
Sheybaar oo ah aalad lagu fiirsho waxyaabaha aadka u yaryar
Qarniga 18aad Sheybaar ah yaalana Matxafka Musée des Arts et Métiers, Paris

.

Sheybaar (Waxuu ka yimid labada kalmad ee Gariiga ah: "mikrós" loola jeedo "Yar", iyo "skopeîn" oo loola jeedo "fiirin" ama "arkid").Waana qalab loo adeegsado in lagu arko walxaha yar yar ee aan isha dadka arki karin, waxaana markii ugu horeysay la sameeyay 1590 kii. Shaybaarka waxa uu uqeybsamaa dhowr nooc,