Dowladaha baldiiqa
Appearance
Dowladaha Baldiiqa (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : The Baltic states) waa magac loo yaqaan sadex dowlad oo ka mida wadamada yurub, oo kala ah Estoniya[1], Latfia[2] iyo Lithuania[3], hore waxaa uga mid ahaa finland hase yeeshee way ka baxday,
dowladaha baldiiqa ayaa saaran bada baldiiqa oo ah qayb ka mida bada woqooyi, magaca dowladahaas ayaa waxaa keenay badaas baldiiqa oo loogu magac daray,