iBet uBet web content aggregator. Adding the entire web to your favor.
iBet uBet web content aggregator. Adding the entire web to your favor.



Link to original content: https://so.wikipedia.org/wiki/Augusto_Pinochet
Augusto Pinochet - Wikipedia Jump to content

Augusto Pinochet

Ka Wikipedia
Augusto Pinochet
Sawirka rasmiga ah ee Augusto Pinochet, Template:C..
29aad Madaxweynaha Chile
Ambassador to Welcome
Xafiiska
17 December 1974 – 11 March 1990
ka horeeyaySalvador Allende
Ku xigayPatricio Aylwin
Ambassador to Welcome
Xafiiska
11 September 1973 – 11 March 1981
ka horeeyayPosition established
Ku xigayJosé Toribio Merino
Senator-waligii-ee Chile
Ambassador to Welcome
Xafiiska
11 March 1998 – 4 July 2002
Ambassador to Welcome
Xafiiska
23 August 1973 – 11 March 1998
MadaxweyneSalvador Allende
Himself
Patricio Aylwin
Eduardo Frei Ruiz-Tagle
ka horeeyayCarlos Prats
Ku xigayRicardo Izurieta
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay
Augusto José Ramón Pinochet Ugarte

(1915-11-25)25 Nofeembar 1915
Valparaíso, Chile
Dhintay10. Diseembar 2006(2006-12-10) (da'da 91jir)
Santiago, Chile
JinsiyaddaChilean
Xaaska
Lucía Hiriart (g. 1943)
Ciyaalka5, including Inés Lucía Pinochet
Alma materChilean War Academy
Shaqo
  • Military officer
XirfadMilitary
Saxiixa
Adeeg ciidan
Daacadnimo Jili
Laanta/adeegaCoat of arms of Chile Chilean Army
Inta sano u adeegaayay1931–1998
DarajoInsignia of a Captain General of the Chilean Army Captain General
Cutubka
  • "Chacabuco" Regiment
  • "Maipo" Regiment
  • "Carampangue" Regiment
  • "Rancagua" Regiment
  • 1st Army Division
Amarada
  • "Esmeralda" Regiment
  • 2nd Army Division
  • 6th Army Division
  • Santiago Army Garrison
  • Chilean Army
Dagaalada1973 Chilean coup d'état
Armed resistance in Chile (1973–1990)

Augusto Pinochet wuxuu ahaa kaligii taliye reer Chile ah intii u dhaxeesay 1973 ilaa 1990, wuxuu xukuka kula wareegay afgambi dhiig badan ku daatay 11-kii Sebtember 1973 isagoo xilka ka qaaday madaxweynihii sida dimoqraadiga ah loo soo doortay Salvador Allende. Waxaa jira tobanaan hadaysan ahayn boqolaal kun oo dhibanayaal ah ee aan waxba galabsan intii uu socday xukunkiisa naxariis darada ah. Markii uu xukunka la wareegay, wuxuu silciyey bidixleyda, hantiwadaaga, iyo dadka ka soo horjeedo siyaasadiisa, taasoo keentay in la dilo 1,200 ilaa 3,200 oo qof, soo xirida dad badan oo gaaraya 80,000, iyo jirdil tobanaan kun ah. Marka loo eego dowladda Chile, tirada dadka la toogtay iyo kuwa la qasbay waxay ahaayeen 3,095.

Howlgalka Condor waxaa lagu aasaasay amarka nidaamka Pinochet dabayaaqadii Nofeembar 1975, dhalashadiisii 60aad. kaligi talisnimadiisii ​​waxay si rasmi ah u dhammaatay 10-kii Maarso 1990-kii kadib 17 sano oo uu taliska foosha xun waday.