iBet uBet web content aggregator. Adding the entire web to your favor.
iBet uBet web content aggregator. Adding the entire web to your favor.



Link to original content: http://so.wikipedia.org/wiki/Dadka
Dad - Wikipedia Jump to content

Dad

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Dadka)

Dad (Af Ingiriis : people; Af-Carabi: شعب) waa wadarta qof. Sidoo kale dad waa tiro badan oo shakhsiyaad ah kuwaasi oo noqon kara qabiil, bulsho, qoomiyad iyo wixii la mid ah. Dunida maanta waxaa ku nool dad ka badan 7 bilyan oo qof; kuwaasi oo ku kala nool qaaradaha dunida. Inkastoo bani aadam la isku yahay, hadana dadka dunida ku nool waxay leeyihiin midabo iyo qaabdhismeed xoogaa kala duwan taasi oo ku xidhan cimilada, deegaanka iyo nolosha shakhsigaas ama dadkaasi. Noocyada kala duwan ee dadka waxaa ka mid ah:

Arrimaha ugu weyn oo heysata dadka waa shaqo iyo waxbarashada. Dadka lumo marmar waxay uu jeestaan balwad.


Ilaahay baa wax kasta oo nool abuuray. Ninkii ugu horreeyay Aadan baa la dhahay. Binu'aadankoo dhan waxay ka farcameen Aadan iyo Xaawa.