Aw-badeed
(Waxaa laga soo toosiyay Jasiirad)
Aw-badeed ama awdal ama Jasiirad, Gasiirad (Af Ingiriis : island; Af Carabi : ar) waa dhul ka go'an qaarad, waxaana ku wareegan biyaha badda. Sideedaba Jasiirad waxaa lagu magacaabaa dhul ka yar qaarad kana weyn dhagax.
Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso. |